Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka hadlay iscasilaada Guddoomiye Jawaari

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay iscasilaada guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo maanta si rasmi ah fadhigii baarlamanka uga dhawaaqay  iscasilaadiisa. Xasan Shiikh oo afartii sano ee uu Madaxweynaha ahaa ay soo wada shaqeeyeen gudoomiye Jawaari ayaa soo dhoweeyey talaabada uu xilka uga tanaasulay si loo badbaadiyo … Continue reading Madaxweynihii hore ee Somalia oo ka hadlay iscasilaada Guddoomiye Jawaari